image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Afhayeenka Booliska, oo war ka soo saaray Bandow lagu soo rogayo Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in bandow ka bilaabanaya caawa lagu soo rogi doono magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in berito ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Dawladda Federaalka, ee xilkan hayn doona afarta sanno ee soo socota.

Dhinaca kale waxaa wali socda ololaha ay murashaxiinta xilka madaxweynaha ku tartamaysa ay ka wadaan magaalada Muqdisho, xili hoteellada magaaladu la ciirciirayaan dad gudaha iyo dibadda ka kala yimid.

Dadkani qaarkood ayaa kala taageeraya murashaxiinta tartamaysa, halka qaar kalana ay u yimaadeen inay goobjoog u noqdaan doorashada berito dhacaysa.

Goobta ay ka dhaceyso doorashada, ayaa la diyaariyey, iyadoo ammaanka ay sugayaan ciidamada ATMIS ee ka socda Midowga Afrika.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.