image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Waaxda Gaheer ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa sida goob jogayaal ay inoo shegeen waxa uu ahaa Miino nooca meelaha foga laga hago, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac .

Qaraxaan Miinada ayaa si gaar ah waxaa la sheegay in lagu dhajiyay darbiga guri ku yaalla Isgooyska Ceelgaabta, waxaana xiliga uu qaraxa dhacayay wadada mararay gawaari siday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sii jeeda furimaha dagaalka.

Ilaa iyo 8 ruux oo ku dhaawacmay qaraxa ayey gawaarida gurmadka deg deg ah ay geyeen isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Waxaana sidoo kale weli socda gurmadka loo sameynayo dadka uu ku dubay guriga qaraxa darbigiisa lagu dhajiyay.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.