image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir dowlaha Gaashaandhigga “wey awoodi wayeen in Shabaab ay sii joogaan degmada Balcad”

Wasiir dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaalada amniga dalka iyo qabashadii Al-shabaab ee todobaad ka hor degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wasiir dowladaha ayaa sheegay in ay Al-shabaab ay qabsadeen Balcad balse ay awoodi waayeen in ay sii jogaan magaalada.

Cumar Cabdi waxa uu sheegay in ay aheyd qalad dhacay in Shabaab ay qabsadaan degmada Balcad, balse qaladka dhacay la fahmay, waxa uuna intaas hadalkiisa ku daray in ciidanka xoogga dalka ay kordhiyeen howlgallada ka dhan ah al-shabaab.

Geesta kale wasiir dowlaha Gaashaandhigga, ayaa tilmaamay in dhul baaxad leh ay ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka ay ka qabsadeen al-shabaab, balse aan la buunbuunin si lamid ah marka ay shabaab qabsaden degmada Balcad taasina ay tahay mid lala yaabo, sida uu hadalka u dhigay

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.