image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Suudaan: 100 qof oo cudurka Daacuunka ugu geeriyooday

Ku dhawaad 100 qof ayaa u dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka Cad ee da;la Suudaan. Sidaaina waxdaa sheegaytay hey’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn.

Sida hey’adu sheegtay waxaa xaaladda gobolkan uga sii daray korontada oo dad badan ka go’day iyo tubooyinka iyo ceelsha biyaha oo aan shaqeyneyn.

Sida ay wararku sheegayaan, dadka gobolka ku nool ayaa sidaa daraadeed ku qasbanaaday in ay badankood ku tiirsanaadaan biyaha lagu soo dhaamiyo gaari-dameerrada oo caafimaadkooda iyo nadaafadoodu aaney wanaagasaneyn.

In ka badan 2,000 oo qof ayuu soo ritay daacuunka tan iyo 20-kii bihsii Febraayo, ilaa iyo markaana waxaa u dhiintay dad gaaraya 92qof.

Sudan waxa uu dagaal ka socdaa ku dhawaad laba sano ka dib markii ay xurguf dhex martay ciidamada Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee RSF, dagaalka oo ka bilowday magaalada Khartoum ayaa ku fiday guud ahaan dalkaas.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.