image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Marwadii hore ee qaranka Xaawo Cabdi Samatar oo geeriyootay

DUBAI (Onkod Radio) – Allah ha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday marwadii koowaad ee qaranka Xaawo Cali Samtar oo aheyd marwaadii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yuusuf Axmed, waxaana geerideeda xaqiijiyay xubno ka trisan qoyskeeda.

Ma jirto farah-faahin dheeri ah, oo laga bixiyay geerida iyo aaska marwo Xaawo Cali Samatar.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, iyo masu’uliyiin kale ayaa tacsi ka diray geerida Marwo Xaawo Samatar.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.