image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Yahuuda oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta

Yahuuda ayaa sheegtay in ay si aan waqtigigeda la qeexin dib u dhigayso sii deynta in ka badan 600 oo maxaabiis falastiiniyiin ah, taas oo ah mid kale oo dib u dhac weyn ku keeni karta geeddi-socodka xabbad joojinta.

Waxay timid ka dib markii lix la haystayaal Israa’iili ah oo ay ku jiraan afar la afduubay intii lagu jiray weerarkii dhimashada badnaa ee Xamaas ee Israa’iil, 7-dii Oktoobar 2023, la sii daayay Sabtidii.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta ay hadda dib u dhacayso ilaa laga damaanad qaadayo soo wareejinta la haystayaasha ee Xamaas – iyo la’aanteed waxa uu ugu yeeray xafladaha sharaf-dhimista ah ee ay Xamas qabanayso todobaad kasta.

Waxaa jirta kaliya hal gudbin oo la haystaal ah oo ku jirta marxaladda hore ee xabbad-joojinta, taasoo ay ku jiraan afar ka mid ah la haystayaashi ku dhintay afduubka.

Ma jiraan wax qorshe ah oo ku saabsan sii-deynta la haystayaal kale oo nool, kuwaas oo la filayo in ay dhacaan marxaladda labaad ee xabbad-joojinta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.