image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay madaxweynaha cusub ee Suuriya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha sida kumeel-gaarka ah loo magacaabay  Suuriya Axmed Al-shacra.

Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta X, ee Villa Somalia, ayaa hambalyo loogu diray hoggaamiye Axmed Al-shacra, inuu noqdo mid dalkiisa ka samatabixiya burburkii kasoo gaaray colaaddii dalkaasi la degtay sannadihii lasoo dhaafay.

“Waxaan hambalyo u diraya hoggaamiyaha waqtiga kala guurka ee Jamhuuriyada carbeed Suuriya Axmed Al-shacra, waxa aan ku bogaadinaya inuu diirada saaro kamira-dhallinta himilooyinka bulshada, xasiloonida iyo qaran cagahiisa ku istaaga.” Ayaa lagu yiri qoraalka lagu daabacay barta Villa Somalia.

Sikastaba, madaxweynaha cusub ee Suuriya, ayaa udub dhaxaad u ahaa qorshihii lagu soo afjaray xukunkii kala taliska ahaa ugana mudada dheeraa dalkaasi ee Xaafid Al-asad iyo Bishaar oo ah wiil iyo Aabihiis oo xukunka isku badaly.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha