image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha wasiirada ee XFS oo muddo cusbooneysiin u sameeyey hay’adda Nafaqada

Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya Kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Muqdisho, uuna shir guddoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, ayaa looga hadlay qodobo kala duwan.

Kulanka golaha wasiirada, ayaa cusboonaysiin loogu sameeyay muddada  xil-hayntooda  Guddiga maamulka hey’adda Naafada Qaranka, si ay usii  wadaan howlaha ay u idmanyihiin 4 sano ee soo socota.

Sidoo kale kulanka golaha wasiirada,  ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda dhijitaalka ah ee loo dhanyahay iyo istaraatiijiyadda nidaamka dowladda ee danabaysan, iyadoo golaha lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan amniga dalka, kormeerka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ee wasaaraddaha iyo  hey’adaha dalka iyo dhaqaalaha dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.