image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ganacsade, Caddow Cali Gees oo shaaciyay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdullahi Cali Axmed, oo loo yaqaanO Caddoow Cali Gees, oo ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamaanka 10-aad iyo 9-aad ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharrax Madaxweyne. 

Caddow Cali Gees, oo shir jar’aaid ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu hormuud u noqon doono murashaxiinta isbaddel doonka ah.

Musharrax Madaxweyne Caddow Cali Gees, ayaa sidoo kale hambalyo u diray Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya, labadiisa aqal, isagoona kula dardaarmay inay dalka ugu adeegaan si daacad ah, oo isbaddelka dhacay mid la mid ah, dalka ugu doortaan Madaxweyne cusub.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.