image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir Fiqi ” Itoobiya xiisada nagala dhaxeysay waxaan ku dhameeynay dulqaadka Soomaaliya”

Shir jaraa’id uu muqdisho ku qabtay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa si faah faahsan uga hadlay xiisadii kala dhaxeeysay Itoobiya iyo xalka laga gaaray.

Fiqi, ayaa carabka ku dhuftay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeysay sidii Itoobiya ay uga tanaasuli laheyd damaceeda qar iska tuurka ahaa eek u dooneysay qeybo kamid ah badda iyo dhulka Soomaaliyeed.

Sidoo kale wasiir Axmed Macalin Fiqi, ayaa ka dhawaajiyay in Itoobiya dhammaan ay ka tanaasushay qodobadii lasiku hayay ee la xiriiray heshiiskii ay la gashay Xukuumadda Somaliland, kaasi oo dhacay sanadkii hore ee 2024.

“Arrintii nagala dhaxeysay Itoobiya waxaa lagu xaliyay dulqaadka Soomaaliya iyo kalsoonida lagu qabo, madama ay dhulkeeni nagu qabsatay.”.” Ayuu yiri wasiir Fiqi.

Sidoo kale wasiir Fiqi, ayaa weerar afka ku qaaday siyaasiyiinta Soomalaiyeed oo ku sheegay inaysan waxba la socon, ayna dooneynin in lala heshiisyo Itoobiya, taasi oo uu ku tilmaamay inay tahay mid lala yaabo sida uu hadalka u dhigay wasiir Axmed Macalin Fiqi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.