image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Lafta-gareen oo la kulmay Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya General Kaniif Cabdullaahi oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, ayaa la kulmay madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen

Kulanka oo ka dhacay xafiiska madaxweynaha koonfur galbeed, ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Baay iyo Taliyaha Ilaalada Gaarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, iyada oo intiisa badan kulanka looga hadlay arimaha Ciidanka Booliska.

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliye Gen Kaniif ayaa u mahad celiyay madaxweyne Cabdicasiis, waxa uuna kulanka ka sheegay in sare loo qaadi doono ciidanka Booliska Soomaaliya qeybta koonfur galbeed, lana siini doono tababaro kala duwan, si ay sare uga qadaan amniga deegaanada koonfur galbeed.

Sidoo kale madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay xiriirka kala dhaxeeya Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu xoojiyo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.