image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Soomaaliya oo cadeeysay in Itoobiya marin badeed laga siinayo badda Cas

Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Itoobiya ay marin badeed ka heleyso bada Cas iyo Dekad ganacsi u hesho.

Axmed Macali Fiqi wasiir arrimaha dibadda ayaa sidaas u sheegay xili Wareysi siinayay warbaahinta Asharq ee dalka Masar.

“Dariiqa ay Itoobiya ka heli doonto badda cas waa marin ganacsi iyo deked, waxaana ay hoos tagi doontaa dowladda Soomaaliya,” ayuu yiri Fiqi.

Sidoo kale wasiir Fiqi, ma bixin faah faahin intaas ka badan oo ku aadan meesha ay ka heleyso Itoobiya marin badeedka badda Cas.

Sikastaba, talabadan ayaa daba socota baaqii kasoo baxay heshiiskii ka dhacay magaalada Ankara, ee ahaa in Itoobiya ay hesho marin badeed, kaasi oo ay bixineyso Dowladda Soomaaliya, sidoo kale u muuqda mid meesha ka saaraya heshiiskii ay Itoobiya la gashay Somaliland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.