image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo kulan muhiim ah la leh dhiggiisa dalka Masar

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, ayaa wada hadallo rasmi ah kula leh Qaahira dhiggiisa dalka Masar Badar Cabdilati.

Wada hadalladan ayaa la sheegay in diiradda lagu saarayo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo xoogga la saaray horumarinta iskaashiga dhinacyada muhiimka ah, sida amniga, siyaasadda, waxbarashada iyo dhaqaalaha.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya uu madaxda Masar, kala hadli doonino qorshaha ciidamada Masar ay uga mid noqon lahayeen howlgalka cusub ee Soomaaliya.

Sikastaba, Soomaaliya iyo Masar, ayaa waxaa ka dhaxeeya cilaaqaadka soo jireenka ah oo ku saleysan iskaashi waxtar leh, kaas oo qayb ka qaadanaya horumarinta labada dal.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.