image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

12 Suxufi oo maanta laga sii daayay xarunta dambi baarista Hargeysa.

Muqdisho (Onkod Radio) – Xarunta Dambi baarista Magaalada Hargeysa waxaa maanta laga sii daayay 12 ka mid ahaa 15 Suxufi oo ku xiran 6 cisho kaddib markii Ciidamada Booliiska ay kasoo qabteen afaafka hore ee Xabsiga Hargeysa.

Saddexda Suxufi ee aan la deyn waxa ay kala yihiin: Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Cali Khaliif, ma jirto faah-faahin laga bixiyay sababta loo reebtay saddexdaas Wariye.

Hay’adaha ammaanka Somaliland ayaa lagu dhaliilayay in xabsiga dhigtay suxufiyiin gudanaya waajibaadka ka saaran baahinta dhacdooyin dhowr ah oo intooda badan ka dhacay Magaalada Hargeysa.

Xildhibaanno, Siyaasiyiin, Odoyaal, Ganacsato iyo shaqsiyaad kale ayaa dhexda u xirtay sidii loosii deyn lahaa suxufiyiinta ay xireen Ciidamada ammaanka Somaliland oo qaarkood ay u geysteen jirdil.

SJS oo ah, hey’ad u dooda xuquuqda Weriyeyaasha Soomaaliyeed, ayaa sheegtay inay soo dhoweeneyso sii deenta qaar ka mid ah, Weriyaashaaas lasii daayay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.