image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxii Nukliyeerka ee Ruushka oo lagu dilay qarax ka dhacay Dalkaasi

Madaxa ciidamada difaaca Nukliyeerka, iyo kiimikada ee Ruushka, Lt. Gen. Igor Kirillov, ayaa lagu dilay subaxnimadii maanta qarax ka dhashay qalab lagu aasay guri dabaq ah oo ku yaal magaalada Moscow, sida ay sheegeen saraakiisha Ruushka.

Kaaliyaha Kirillov, oo aan magaciisa la sheegin, ayaa sidoo kale lagu dilay qaraxa, guddiga baaritaanka ee Ruushka ayaa ku sheegay bayaan ka soo baxay Ruushka.

Laamaha ammaanka ee Ukraine ayaa Isniintii Kirillov ku soo oogay dacwad ah isticmaalka hubka kiimikada ah ee la mamnuucay intii uu socday duulaanka Ruushka ee dalkaasi, kaas oo soo bilowday Febraayo 2022 ilaa hadana socda.

Bishii Oktoobar, dowlada Ingriiska waxay cunaqabatayn saartay Kirillov iyo ciidamada ilaalinta nukliyeerka iyo isticmaalka walxaha qarxa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.