image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Raskambooni oo ahaa Fadeexad Qaran, waxaana hadda 2da dhinac ee Jubbaland iyo Dowladda Federaalka ay isku haystaan cida lagu wareejinayo saraakiishii ciidanka Dowladds Federaalka Soomaaliya hogaaminaysay iyo askartii galay xadka dalka Kenya.

Jubbaland, ayaana doonaysa in dhammaan lagu wareejiyo ciidankii dagaalamay iyo saraakiishii u sareysay Raskamboni jooga ee Dowladda sida lagu arkay baraha bulshada saraakiisha ayaa laga dhigay hubka markii ay xadka galeen, qaarkood oo dhaawacyo kooban qaba ayaana la daweeyey.

Dowladda dhexe, ayaa doonaysa in ciidanka iyo Askartan la geeyo goob leh garoon diyaaradeed oo dib loogu celiyo magaalada Muqdisho, taas oo ay dadaal badan galinayso.

Dhinaca kale qeyb kamid ah ciidamada xoogga dalka ayaa la xaqiijiyey in dhaawacyadooda saaka loo qaaday magaalada Kismaayo, iyadoo ay jiraan askar cusub oo miyiga u firxaday oo qaarkood cabsi laga qabo in ay kooxaha argagixiso gacanta u galeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.