image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray 12 waddo oo muhiim u ah bulshada D/Warta-nabada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarigga ka jaray 12-waddo oo interlock oo laga fuliyay degmada Warta Nabada, kuwaas oo isku xira waddooyinka Wadnaha, Sodonka, Aadan Cade iyo Xamar Bile.

Maamulka degmada Warta Nabada oo ay guddoomiyaha ka tahay Seynaba Maxamud Warsame (Xaabseey) ayaa fuliyay dhismaha 30 waddo oo isku xira xaafadaha iyo Waddooyinka mara degmadaasi, kuwaas oo horey ay uga muuqdeen burbur iyo dayac xooggan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku bogaadiyay maamulka iyo bulshada Warta Nabada sida is-xilqaanka leh oo ay marwalba uga qeyb qaataan dhismaha waddooyinka iyo horumarinta deegaanka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.