image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 11aad.

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood waxayna kala yihiin.

1-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur

2-Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar maxamed

3-Xildhibaan Nasra Mahdi Alaale

4-Xildhibaan Maxamed Xuseen Haadi

5-Xildhibaan Dahado Suusow Maxamuud

6-Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg

7-Xildhibaan Qaasim Cilmi

8-Cabdullaahi Xasan Rooble

9-Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Nuur

10-Xildhibaan Maxamed abuukar

Guddigan ayaa Berri 17-04-2022 yeelanaya kulankooda ugu horreeya si uu uga arrinsado howlaha loo igmaday.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.