image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 48-aad ee Booliska Dalalka Carabta

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullahi Maxamed Kaniif ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka 48-aad ee Booliiska dalalka Carabta.

Shirweynahaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Dalka Tuunis, iyadoo taliyaha sidoo kale kulan dooceedyo la qaadan doono taliyayaasha Booliiska dalalka Carabta ee shirkan goobjooga ka ah.

Inta shirka socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa wanaajinta xiriirka nabadgalyada dawladaha carbeed, si gaar ah waxaa laysku waydaarsanayaa xogta danbiyada, dhagridda hantida maaliyadeed iyo sidii loo ilaalin lahaa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.