image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shariif, Cabdiraxman Cabdishakuur iyo Kheyre oo qaadacay Doorashada qof iyo cod

Siyaasiyiinta Mucaaradka dalka, ayaa markale cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada qof iyo cod ee Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay ku dhawaaqday inay qaban doonto.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo sareen Madaxweynihii ee Dowladdii KMG aheyd Shariif Sheekh, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaanada Cabdishakuur Warsame ayey kaga hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Doorashooyinka.

Siyaasiyiinta ayaa markale waxa ay shaaciyeen inay si cad uga soo horjedaan Doorashada qof iyo cod ee ay ku howlan tahay Dowladda Federaalka, waxa ayna markale ku celiyeen go,aankoodi diidmada ee doorshadaasi.

Shariif Sheekh, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kheyre, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh waxa ay ku eedeyeen inuu wax ka badalay Dastuurkii,isla markaana uu sameystay xeer doorasho asiga u gaar ah, sida ay ku shegeen xubnahan warsaxaafadeedka.

Sidoo kale waxa ay qaadaceen xeerarka doorashooyinka iyo guddiga la magacaabay ee uu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay, waxa ayna tilmaameen in ay go,aankooda la wadageen Beesha Caalamka.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.