image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxkmadda London oo go’aan ka gaartay kiiskaAli Harbi Ali ee dilka xildhibaan David Amess

Muqdisho (Onkod Radio) – Cali Xarbi Cali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay dambi ah inuu dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka UK, kaasi oo uu ku weeraray kaniisad uu kula kulmayey cod-bixiyeyaal.

Ali ayaa dhowr jeer mindo ku dhuftay xildhibaan David Amess markii uu kaniisadda ku weeraray bishii October 2021, werarkaas oo uu ku qeexay mid uu uga aargudanayey taageero uu xildhibaanka siiyey duqeymo laga fuliyey Syria.

Waxa uu sidoo kale xusay in sababaha uu dilka u gaystay ay ka mid tahay in xildhibaan Amess uu ka tirsanaa koox baarlamaani ah oo lagu magacaabo “Saaxiibada Conservative-ka ee Israel.”

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay in Ali uu ahaa “argagixiso xagjir Islaami ah, dhiifoon oo xamaasadeysan.”

“Kani waxa uu ahaa ficil argagixisanimo oo aad u xun oo ay dhiiri-geliyeen aaminsanaanta fikrado iyo caqiidooyin diimeed,” ayuu yiri Nick Price, oo ah madaxa qeybta ka-horatgga argagixisanimada ee Adeega Dacwad-oogista Boqortooyada.

“Ali wuxuu doortay inuu gaysto dambi naceyb ah sababo naceyb iyo nafsaani ah dartood.”

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.