image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ururka suxufiyiinta SJS oo cambaareysay falkii lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo warameysay qubuuraha Iskool Boliisiya

Onkod Radio – Somali Journalists Syndicate – SJS waxay cambaareyneysaa falkii shalay lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo warameysay qubuuraha Iskool Boliisiya (Dugsiga Tababarka Booliska) ee magaalada Muqdisho.

Warbaahinta madaxa-bannaan qeybaheeda kala duwan ayaa xilli ay goobta u joogeen tabinta dhacdada faagista qubuuraha, isla markaana wareysanayay dadweyne ka walaacsan meydadka eheladooda ku aasan qubuuraha kuwaasoo qaarkood sheegay in lacago laga dalbaday si ay meydkooda ula baxaan, ayaa waxaa goobta u diiday sarkaal boolis oo lagu magacaabo Sulaymaan.

Somali Journalists Syndicate – SJS waxay u aragtaa dhacdadan mid lagu caburinayo shaqada muhiimka ah ee ay hayaan warbaahinta madaxa-bannaan, dadweynahana iyo caalamkana looga qarinaayo xogta waxa ka socda qubuuraha lasoo faagayo. Waxaana ku baaqaynaa in laga waantoobo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.