image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Itoobiyaan lagu bireeyay Dhuusmareeb & Qoysas isaga baxsaday Galmudug.

Muqdisho (ONKOD) Warar  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kadib markii lagu gowracay gabar Itoobiyaan ah oo kasoo jeedo qowmiyadda Oromada.

Nin mindi ku hubeysan ayaa lagu soo warramayaa  inuu gabadha ku dilay xaafadda Waxar-cadde ee magaaladaasi, kaas oo la sheegay inuu qabay xanuun dhanka dhimirka ah.

Guddoomiyaha xaafadda ay dhacdadu ka dhacday ayaa ka warbixiyay falkaasi, wuxuuna u sheegay in gabadho ay shaqaale ahayd, isla markaana uu dilay ninka xanuunsan.

Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyay in si arxan darran uu ninka u dilay gabadha oo Muslimad ahayd, isla markaana uu dhowr jeer la dhacay tooreyda ama mindida.

Dhacdadan ayaa argagax ku reebtay shacabka ku dhaqan Dhuusareeb oo si weyn uga naxay falkaasi oo sidoo kale aad looga hadal haayo baraha bulshada ee Internet-ka.

Qoyska gabadhan ayaa maanta isaga tagay magaalada Dhuusmareeb ee Galmudug , halkaa soo in mudda ah ay ku noolayeen sida Raxanreeb ay u sheegeen dad halkaas jooga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.