image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .

Gaalkacyo (ONKOD ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka  Mudug , halkaas oo ay ka socdaan howlgalo amniga lagu sugayo.

Deegaanada lagu soo waramayo in dagaalk si gaar ah uu uga socdo aya ah Buurta Yackoos oo u dhaxeysa Caad iyo Camaara, ee gobolka Mudug.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqalayaan daryanka hubka culus ee ay is waydaarsanayaan labada dhinac ee kooxda Al- Shabaab iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in duulaan dhowr jiho ah ay ku qaadeen deegaan ay isku uruursanayeen xubno Shabaab ah oo damacsanaa in weerar cag marin ah ay kusoo qaadaan ciidamadda amaanka.

Xaalada ayaa haatan ah mid degan, si rasmi ah looma oga khasaaraha dagaalka, maadaama rasaasta wali ay dhaceyso.

Deegaano badan oo dhaca koonfurta iyo bartamaha dalka waxaa ka soconaya howlgal Dowladu ay ku doonayso in ay ku sugno amniga waxaana inta badan hajuum kala kulantaa kooxda Al- Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.