image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Farmaajo oo sheegtay in dowladdiisa ay qabatay xoogga deyn-cafinta

Doha (ONKOD ) War ka soo baxay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu bogaadiyay deyn cafinta Soomaaliya oo  in mudd ah taagnayd.

Farmaajo ayaa sheegay in shaqada ugu badan ee deyn cafinta uu isagu qabtay, kadibna dowladda Xasan Sheekh ay dhameystirtay un.

”Hoggaamintaydii waxay suurta galisay in aan ku guulaysano bar tilmaameedyadii iyo halbeegyadii ugu badnaa ee la xiriiray hawlaha dayn cafinta; hoggaanka hadda talada hayana uu dhammaystiray’.

‘’Maadaama dalku uu galayo marxaladda dhammaystirka dayn cafinta, waxaa muhiim ah in si taxadar leh loo wajaho heshiiyada dayn qaadashada cusub oo ah masuuliyad qaran, ayna waajib ku tahay Baarlamaanka in ay si buuxda u kor joogteeyaan’’ ayuu yiri Farmaajo markale.

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xusay in muhiim ay tahay in la qaado  talaabooyin muhiim ah oo wax loogu qabanayo shacabka Soomaaliyeed oo dhibaatooyin badan la daala dhacayay.

‘’Sidoo kale, waxaa waajib ah in la xoojiyo hannaanka loo maamulayo mashaariicda horumarinta kaabeyaasha danta guud si shacabka Soomaaliyeed loo gaarsiiyo adeegyo u qalma daynta magacooda lagu soo qaadanayo’’ ayuu xusay Mr Farmaajo.

‘’Shaqaalaha iyo howl-wadeennada qaranka Soomaaliyeed dhammaantood waxaan ku bogaadinayaa dhabar-adayga ay muujiyeen muddadii uu socday barnaamijka deyn cafinta ‘’ ku xusay qoraalkiisa Madaxwyane Farmaajo.

 

 

 

 

 

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.