image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu ka dhigan yahay heshiiska shirkada Shisheeye ku dhisayso Dekada Hobyo ?

Hobyo (ONKOD) Degmada Hobyo ee gobolka  Mudug waxaa ka qabsoomay kulanka  Golaha wasiirada maamulka Galmudug oo looga hadlayo arrimo ku saabsan , dhismaha dekada Hobyo.

Waxaa shir gudoomiyay Madaxwaynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor  waxaana ku sugnaa inta badan xubnaha Golaha wasiiradda.

Heshiiska ay wada gaareen , shirkad dhisaysa Dekada Hobyo ee  Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa diirada lagu saaray , waxaana  ugu danbeyn lagu meel mariyay heshiiskaas.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa ku tilmaamo  guulo la   taaban karo maadama uu sheegay in heshiiskaan uu  muhiim u yahay dadka  ku nool deegaanada maamul goboleedka Galmudug.

Sidoo kale , kulanka waxaa warbixin ku saabsan hishiiska dowladda Galmudug iyo shirkadda Maalgashiga Dekadda Hobyo laga dhageystay Wasiirka Dekadaha. Kaddib dood dheer golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hishiiskaas.

Shirka golaha wasiirrada Galmudug ee ka qabsoomay magaalada Hobyo ayaa sidoo kale waxaa sharci muhiim ah loogu ansixiyay Wasaraadda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maalmo kahor booqday halka ay khubarada dhiseysa dekedda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso dekedda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.