image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DENI oo jawaab la yaab leh ka helay DANAB – ‘’Isgaa ka masuul ah dagaalkii dhacay ‘’

Garoowe (ONKOD) Taliska ciidanka DANAB ayaa ka hadlay markii ugu horeysay hadal ka yeeray Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI.

Madaxwaynaha Puntland oo sheegay inuu cafis u fidiyay saraakiishii ka qayb qaatay dagaaladii ay riixayeen mucaaraadka ayaa hadalkaas durbadiiba waxaa ka falceliyay Taliska ciidanka DANAB ee ka howlgala Puntland.

Waxa uu sheegay Talisku in – hadalkaas ay u arkaan mid daboolaya oo qarinaya  hubinta la’aanta Saciid Deni uu galiyay doorashada deegaanada maamulkaas ay ka dhici lahayd.

Waxa  ay ku eedeyeen Saciid Deni in isaga uu masuul ka yahay dhibaatada la xiriirta dagaalada ka dhacay Puntland oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.

Taliska  ciidanka Danab ayaa sidoo kale madaxweynaha ugu baaqay inuu cafis waydiisto ciidamada oo ay sheegeen inuu u gefay iyo shacabka Puntland.

Saraakiisha ciidanka DANAB ayaa sheegaya in ay  u raaci doonaan wixii haddda ka danbeeya oo ay raaci doonaan go’aankii ay gaareen isimada dhaqanka oo ahaa in doorashada lagu qabto xilligeeda, sidoo kale waxa ay intaasi kusii dareen in aysan aqbali doonon muddo kororsi

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.