image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay

Muqdisho (ONKOD ) Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtay guri ay degnayeen qaar ka mid ah ehalada Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Guriga la qarxiyay  waxa  uu ku yaala degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho , halkaas oo qaraxa ka dib ay gaareen ciidan ka tirsan Dowladda Federaalka  ah ee Soomaaliya.

Sida aan wararka ku helnay qaraxa ayaa ahaa miino lagu xiray guri kuyaalla degmada Cabsicasiis, guriga qaraxa lagu xiray ayaana la sheegay in uu lahaa sargaal katirsan dowladda Soomaaliya.

Lama oo sheegin wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay qaraxa miino ee lagu xiray guriga kuyaalla degmada Cabdicasiis, waxaana la sheegay xilliga uu qaraxa dhacayay in uu guriga ka maqnaa sargaalkii deganaa.

Dowladda  Soomaaliya wali wax faahfaahin ah ma aysan ka soo saarin qaraxan ka dhacay degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.

Dhawaanahaba magaalada Muqdisho waxaa ka jiray falal amni darro oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka  caasimada ku nool.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.