image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

77 Xildhibaan oo Koonfur Galbeed lagu soo doortay oo shahaado la siiyay

Muqdisho (Onkod Radio)– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dhammaan la kulmay Xildhibaannada laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya,

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed (Laftgareen), iyo madax ka socotay Guddiga doorashada Heer Fadaraal iyo midka Dowlad Gobaleedka, ayaa kasoo qeyb galay munaasabad Shahaadooyin lagu siinayay xildhibaannada Cusub.

69 Xildhibaan oo Golaha shacabka ah iyo 8 Senator oo aqalka sare ah, ayaa shahaadooyinkooda uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed mid mid u guddoonsiiyay.

Arrintan ayaa ku soo adeeysa xilli Guddiga Doorashooyinka heer federaal ay sheegeen in xildhibaannadda labada gole ay shahaadooyinkooda u soo doontan Muqdisho ,iyagana ay sameyn doonaan Shahaada siinta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.