image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza

Gaza (ONKOD) Kolonyadii labaad oo sida gargaar bini’aadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay xaduuda Rafax ee xadka Masar.

Gargaarkan loo wado Gaza ayaa ah mid kooban oo aan dabooli karin baahida ka jirta deegaanka go’adoonsan ee Gaza. Shalay ayey gawaari gaareysa 25 oo cunto iyo daawo sida gaareen Gaza.

In ka badan 2 milyan oo qof oo deggan dhulkaas ayaa la halgamayay duqeymaha cirka ee Israa’iil iyo waxyaabaha daruuriga u ah nolosha oo sii yaraanaya tan iyo markaas.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ayaa sheegtay in saddex maalmood gudahood uu ka dhammaan doono shidaalkii Qaza.

Dhinaca kale Israa’iil ayaa xalay duqeyn cirka ah la beegsaday Masaajid ku yaal magaalada Jenin ee daanta galbeed, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 2 qof.

Sidoo kale xaduuda Waqooyi ee Israa’iil la wadaagto Lubnaan weli ka socda duqeynta ay is dhaafsanayaan kooxda Xisbullah iyo Israa’iil oo hada bilay inay dadkooda ka daadgureyso magaalooyinka xaduuda saaran

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.