image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ganacsato Soomaali ah oo lagu diley dalka Koofur Afrika

Wararka ka imanaya dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in koox burcad ah ay ku dileen ganacsato Soomaaliyeed magaalada Cape Town.

Muwaadiinta kala ah Ibraahim Cumar Caddow Gaabow iyo Isaaq Shiinow Cali ayaa la xaqiijiyay in lagu diley xalay wadanka Koofur Afrika gaar ahaan deegaano ku yaal magaalada Cape Town.

Wararka waxa ay sheegayaan in ganacsatadan Soomaaliyeed la diley xilli ay ku sugnaayeen goobahooda ganacsi, mana jirto cid loo qabtay dilkooda.

Dilka ganacsatadan Soomaaliyeed loogu geysanayo dalka Koofur Afrika ayaa sii kordhay bilihii la soo dhaafay kadib markii Bananbaxyo rabshado wata oo loogaga soo horjeedo xariga madaxweynihi hore ee Koofur Afrika ay ka dhaceen magaalooyin badan oo ka mid ah wadanka Koofur Afrika.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.