image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Askar ku geeriyootay kuwo kalena ku dhintay qaraxa lala eegtay

Muqdisho (ONKOD ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda

Ciidanka qaraxa lala eegtay ayaa la sheegayaa in ay yihiin kuwa mina barista kuwaas oo inta badan   howlgalo ka fuliya degmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho.

Khasaare isugu  jira dhimasho iyo dhaawac ayay   goobjoogayaashu sheegayaan inuu gaystay qaraxan maanta   ciidanka lagula eegtay degmada  Huriwaa ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 2 askari ayaa ku dhintay, qaraxaan halka ay ku dhaawacmeen 3 kale, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah.

Maydadka askarta ku geeriyootay weerarkan ayaa la geeyay xarunta hay’adda dambi baarista ee C.I.D, halka kuwa dhaawacyada ah la geeyay isbitaallada magaalada Muqdisho.

Xaaladda goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa hadda ah mid deggan, waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.