image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Deg Deg, Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday xarunta xalane

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow koox hubeysan ay weerar toos ah ku qaaday qaybo ka mid ah, xerada Xalane oo uu ku dhex yaallo garoonka Aadan Cadde, ayna dagan yihiin AMISOM.

Ragga hubeysan ayaa la sheegay inay garoonka kasoo weerareen dhanka iskuul Buluusiya, gaar ahaan hotel ku yaal afaafka hore ee xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Sida aan xogta ku helnay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lugeynayaa ayaa galay xerada, lamana oga sida ay ku gaareen maadaama halkaas si weyn loo ilaaliyo amnigeeda.

Iska hor imaad toos ah, ayaa haatan socda, kaas oo u dhexeeyo ciidamada ammaanka iyo ragga hubeysan ee weerarka qaaday.

Dhanka kale kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxayna shaacisay in haatan toogasho ay ka socota gudaha xerada, sida ay baahisay Andaluus.

Xaaladda goobta ayaa aad u kacsan, waxaana isa soo taraya macluumaadka laga helayo weerarkaasi oo weli ka socda halkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.