image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo khilaaf ka dhax abuurtay Dowladda

Muqdisho (ONKOD) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf madaxda dalka ay ku keentay in  magaalada Muqdisho lagu casuumo hoggaamiyaha SSC- Khaatumo kaas oo kulama ka wada magaalada Muqdisho.

Sida wararka ay sheegayaan Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa aad ugu xumaaday in Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya caasumad rasmi ah u fidiyo hoggaamiyaha Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali.

Khilaafka  labada masuul ee Xamse iyo Saalax oo  bilowday tan iyo markii la shaaciyay martiqaadka hoggaamiyaha ayaa saacadihii la soo dhaafay banaanka u soo baxay.

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Saalax ayaa xoogga saaray sidii loo baajin lahaa safarka magaalada Muqdisho uu ku  yimid Firdhiye hase ahaatee uu ku guuldaraystay taasi.

Ra’isul Wasaare Xamse Barre iyo kuxigeenkiisa khilaafka ka dhax qarxay ayaa laga cabsi qabaa in saameyn ku yeesho howlaha shaqo ee xukuumadda , haddii aan si deg deg ah xal loogu helin khilaafkaasi.

Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa si aan caadi aheyn  loogu soo dhaweeyay Muqdisho, waxa ayna soo dhaweynta maqaamkeedu sareeyay kasii carreesiisay Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka iyo xildhibaannada gobolada waqooyi kasoo jeeda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.