image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maamulka Hirshabeelle oo Doorashada Laba Kursi Baladweyne Ka Dhacayso

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maanta oo Talaado ah, lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka.

Doorashada maanta oo ah, mid ka xiiso badan doorashooyinkii dalka ka dhacay ayaa waxaa lagu dooranaya labada kursi ee kala ah HOP#011 iyo HOP#063.

Kuraastaan ayaa waxaa isku soo sharraxay illaa iyo 11 musharax oo ku tartamaya labadaas kursi ee saakay lagu dooranayo Baladweyne.

Kursiga HOP#011, waxaa ku tartamaya musharraxiinta kala ah Maxamed Cumar Barrow (Maxamed Tuure) iyo Abdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kursigaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay musharrax Cabdirisaaq Cumar.

Kursiga HOP#063, oo kamid ah, kuraastii muddooyinkii la soo dhaafay la isku hayay ayaa waxaa ku tartamaya sagaal musharrax.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.