image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kenya oo ammar kubixisay in aragti lagu toogto kooxo dhibaato kegystan Kenya

Kenya (ONKOD) – Dilalka xoolo dhaqatada iyo dhaca loo geesanayo xoolahooda gaar ahaan lo’da ayaa kusoo badanaya gobolka galbeedka dalka Kenya kuyaalla ee Rift Valley, waxaana gobolkaasi dhibaato ka geesta kooxo burcad abaabulan ah.

Sidoo kale, Wasiirka amniga Kenya, Kithure Kindiki, ayaa soo saaray ammar ah in aragti lagu toogto kooxaha burcada hubeysan ee dilalka iyo dhaca ka geestay gobolka Rift Valley, gaar ahaan xadka ay wadaagaan Kenya iyo South Sudan.

Kithure Kindiki ayaa sheegay in dowladda ka go’an tahay in ay la dagaasho kooxaha burcada hubeysan , waxa uuna ballan-qaaday in ay ka shaqeenayaan sidii xasilloonida iyo nidaamka ugu soo celin lahaayeen  qeybo ka mid ah gobolka Rift Valley .

Dhanka kale, Ammarkan toogashada ah ee kasoo baxay wasiirka amniga Kenya ayaa yimid kaddib markii maalin kahor saddex qof lagu dilay gobolka Rift Valley , sidoo kale lagu dhacay xoolo badan ay lahaayeen dad Kenyan ah.

Burcada dilalka iyo dhaca xoolaha geesata ayaa la sheegay in xadka Kenya iyo South Sudan u kala gudbaan, waxa ayna dowladda Kenya ciidamo geesay deegaannada dhibka badan ka jiro si ay ciidamada wax uga qabtaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.