image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sheekh Shariif, oo caan ka ahaa Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) –  Waxaa xalay Magaalada Muqdisho, ku geeriyooday AUN Dr. Sheekh Shariif Sheekh Muxiyaddiin Celi, oo ka mid ahaa mashaa’iqda sida weyn looga qadariyo guud ahaan Soomaaliya.

Sheekh Shariif Sheekh Muxidiin Celi, oo ahaa Mufti Diimeed la qadariyo ayaa muddooyinkii u danbeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, wuxuuna u geeriyooday xanuun kiliyaha ka haayay maadaama shaqadoodii ay gabeen, si joogto ahna looga dhaqi jiray.

 Dr. Sheekh Shariif oo da’ diisa caga cageyneysay ku dhowaad 100 sano ayaa wuxuu ahaa wadaad u go’ay fidinta diinta Islaamka, waxaana Sheekha dhalay SHeekh Muxuddiin Celi oo dal iyo dibad si weyn looga yaqaanay.

 Sheekh Shariif ayaa sidoo kale wuxuu ahaa xubin firfircoon oo dariiqada Ahlu Sunna Waljameeca ka mid ah.

Sannadkii Sagaashameeyadii ayaa lagu xasuustaa inuu soo noqday Guddoomiyihii Hirgelinta Shareecadda Islaamka, ee Waqooyiga magaalada Muqdisho, xilligaasi oo dadka ay ku tiirsadeen maxkamaddii waagaasi jirtay ee Sheekh Cali Dheere Guddoomiyaha ka ahaa.

Bahda Onkod Radio waxay ugu tacsiyadeyneysaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Dr. Sheekh Shariif Sh. Muxuddiin Celi. AUN

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.