image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Shiinaha oo 103 diyaaradood udirtay hawada Taiwan

China (ONKOD)  Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda illaa subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Taiwan.

Sidoo kale, Wasaaradda ayaa Isniintii u soo jeedisay Shiinaha inuu joojiyo “tallaabooyinka halka dhinac ka socda ee keeni kara burburka”.

“Caga-juglaynta milateri ee joogtada ah ee ay wadaan ciidamada Shuuciga ahi, waxay si sahlan u horseedi karaan inay gobolkaas ka dhacdo xiisad cusub oo uga sii dari karta amniga gobolkaas” ayay sheegtay wasaaradd difaaca ee Taiwan.

Dhanka kale, Taiwan ayaa intaas ku dartay in ugu yaraan 40 ka mida diyaaradaha dagaalka ee Shiinuhu inay ka gudbeen khadka dhexe ee marin-biyoodka Taiwan, kaasoo ah diilin aan rasmi ahayn oo u dhexeysa labada dhinac.

Shiinaha ayaa si joogto ah u sheegta, in maamulkan dimoqraadiga ah ee Taiwan inay qayb ka yimiin dhulweynaha Shiinaha, hase ahaatee arrintaas waxaa ku gacan saydha Taiwan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.