image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS

Camaara  (ONKOD) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in  si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta magaalada Camaara ee gobolka Mudug.

Sida aan wararka ku heleyno ciidamada ayaa dhowr jiho ka weeraray magaalada Camaara oo hadda aheyd xarunta ugu weyn ee kooxda Al Shabaab ka joogeen gobolka Mudug, kaddib markii maalin kahor laga saaray magaalada Bacaadweyn.

Camaara oo ah magaalo istaraatiiji ah ayaa waxay wararka sheegayaan inay iskaga baxeen-Al- Shabaabkii  ku sugnaa kadib markii ay ka warheleen howl-galka culus ee kusoo wajahan iyo baaxadda ciidanka isgarabsanaya.

Ciidanka xoogga dalka iyo ciidamada kale ee la socda ayaa guulo ka gaaray dagaalka ay uga soo horjeedaan Al Shabaab, waxa ayna ciidamada la wareegeen deegaanno muhiim ah oo Al Shabaab kaga sugnaayeen gobolka Mudug.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dhawr deegaan oo ay qabsadeen  dib uga baxay taas oo  keentay  in su’aal la iska waydiiyo in ciidanka markale ay baneeyeen deegaankaas oo muddo ay maamulayeen kooxda Al- Shabaab

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.