image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG : DEG – Xildhibaan lagu dilay weerar ka dhacay Galgaduud

Ceel-Garas (ONKOD ) Cabdulahi ibaraahin shaaciye iyo xildhiban maxamad yare oo ku geeryooday  Qarax Ku haleeley Gaari ay saarnaayeen  Gudaha Ceel-Garas Oo Saakay Ciidabadda  Dowladda & kuwa deegaanku Gudaha u Galeen.

Sidoo kole waxaa jira dhawac soo gaaray askar ciidamada dwolada ayaa gudaha u galay saaka deegaanka ceel garis oo ka tirsan maamulka galmudug.

Cabdulahi ibraahim shaaciye waa kabtan ka tirsan ciidanka xooga hadana ah xubnaha golaha deegaanka halka xilibaan maxamed yare uu kamid yahay xilibaanada Galmudug.

Dowladda Soomaaliya wax  faahfaahin ah ma aysan ka bixin weerarka lagu dilay xildhibaanka ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya.

Deegaanada uu ku sugnaa xildhibaankan waxaa ka  socda howlgalada Dowladda ay ku doonayso in ay kaga adkaato kooxda Al- Shabaab waxaana ku sugan jiidaha masuuliyiin kala duwan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.