image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –‘’SJS Walaac ayay ku haysaa ”

MUQDISHO (ONKOD) Maanta oo Talaado ah, iyadoo aan la wargelin qareenada iyo qoyska, ayaa Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Qareenada iyo hawl-wadeennada Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa markii ka warheleen arrinkan gaaray xarunta maxkamadda. Wax dhageysi ah lama sameyn, saraakiisha booliska #CID waxay markale sheegeen inaysan sameyn baaritaan, ayna u baahan yihiin waqti dheeraad ah. Xeer Ilaalinta ma iman goobta maxkamadda saaka.

Bulbul ayaa dib loogu celiyay Saldhigga Booliska ee degmada Xamar Jajab.

Somali Journalists Syndicate – SJS waxay ku baaqeysaa in deg deg loo sii daayo mudane Bulbul, lagana joojiyo cabburinta lagu hayo.

Shalay waxaa la diiday in maxkamadda la keeno. Saaka ayaa markale la diiday in maxkamadda la horkeeno. Booliska ayaa sheegaya inay wax baaris ah sameynin illaa hadda.

Somali Journalists Syndicate – SJS waxay dalbaneysaa in Bulbul la siidaayo, lana joojiyo caburinta lagu hayo.

Somali Journalists Syndicate – SJS waxay ku celinaysaa baaqeedii hore ee ahaa in deg deg loo siidaayo Mohamed Ibrahim Bulbul, lana joojiyo caburinta illaa hadda lagu hayo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.