image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xuseen Sheekh Maxamuud miyuu ku deg degay ka tagista Villa Somalia ?

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soo baxaya war ku saabsan inuu baneeyay xilka Agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo saxiib dhaw lahaa Madaxwaynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud

In muddo ahba waxaa la hadal hayay in Xuseen uu damac kaga jiro xilka  Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed  ka dib markii waqtiga uu ka dhamaaday Cabdicasiis Laftagareen.

Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa iska casilay xilkiisii Agaasimaha, waxa uuna istaqaallada u gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Agaasimaha waxa uu  kaalin ku lahaa  in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya uu ku soo baxo hoggaanka dalka , waxaana uu ka mid yahay xisbigiisa.

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Mr Xuseen  Madaxwayne Xasan uu ku riixi doono sidii u noqon lahaa Madaxwaynaha koonfur  Galbeed

Dhammaadkii bishii may 2022-ka ayaa loo magacaabay agaasimaha guud, waxa uuna kamid ahaa raggii sida aadka ahaa uga dhex muuqday ololihii madaxweyne Xasan Sheekh

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.