image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira

Doolow (ONKOD ) Wararka ONKOD uu ka helayo maanta oo Jimca ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaare badan dhaliyay

Waxa uu u dhaxeeyay weerarkan maleeshiyaadka kooxda Al- Shabaab iyo ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya

Weerarka ka dib waxay goobjoogayaashu ay sheegayaan inuu jiray gaari is maadiimin ah oo lala eegtay fariisamaha ciidanka Dowladda ee Geedwayne oo hoostaga degmada Doolow

Goob-joogayaal ku sugan degaanka Geed-weyne ayaa sheegay in dagaalku uu socday ku dhawaad saacad la iskuna adeegsaday hubka culus oo si weyn looga maqlay degaanada ku dhow halkaas.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah leh ayaa ka dhashay dagaalkaas inkastoo aan weli laga helin faahfaahin rasmi ah, rasaas goos goos ah ayaana weli laga maqlayaa degaanka Geed-weyne

Saraakiisha ciidanka Dowladda oo aan la hadalnay ayaa ka gaabsaday in wax faahfaahin ah ay ka bixiyaan weerarkaas ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee koonfurta dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.