image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

AFRICOM  ‘’Waxan  duqeynay  galgaduud oo Al- Shabaab ku sugnaa ‘’

Dhuusmareeb (ONKOD) Diyaaradaha Mareykankan ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka halkaas ay ku suganayeen xubno ka mid ah Al- Shabaab. AFRICOM war ka soo baxay ayaa lagu sheegay in goobaha ay beegsadeen ay ku sugnayeen xubno ka tirsan Al- Shabaab isla markaana uu guulaystay duqeymahaas  dhacay. Waxa kaloo Taliska uu sheegay in duqeymahan wax khasaaraha uusan ka soo gaarin dad rayid ah beegsiga uun ahaa , saldhigyada Al – Shabaab ee degmada Galcad. AFRICOM ayaa shaacisay in weerarkan dhanka cirka ah ay ku taageereysay ciidamada Soomaaliya ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada halkaasi. Ugu dambeyn wuxuu talisku hoosta ka xariiqay inuu sii wadi doono beegsiga kooxda Al-Shabaab, si looga saaro goobaha ay hadda kaga sugan yihiin dalka

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.