image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shirka Wadatashiga madaxdii Hore iyo DFS oo furmay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta ka  furmay  magaalada Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya  Da’uud Aways  ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid looga hadlayo xaaladda dalka , isla markaana la isku waydaarsan doono muhiimada in dalka laga gudbiyo  isgoyska uu taagan yahay.

Waxa shirguddoominaya  shirkan  madaxweyne Xasan Sheekh oo  lahaa dalabka ku saabsan shirkan inuu ka furmo maanta magaalada Muqdisho.

Xubnaha ka qeybgalaya shirkan oo u badan ra’iisul wasaarayaal iyo gudoomiyayaal baarlamaan oo hore waxaa kamid ah Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre, Cumar C/rashiid,C/weli Gaas, Sheekh Aadan Madoobe iyo Maxamed Mursal Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxa uu shirkaan kula wadaagi doona waxyaabaha u qabsoomay dowladdiisa intii uu xafiiska joogay, caqabadaha jira iyo hiigsiga mustaqbalka.

Gabagabada shirkan waxaa lagu wadaa in laga soo saaro warsaxaafadeed la xiriira xaaladda iyo isbedelka guud ee dalkaas oo ay isku waafaqayaan dhinacyada ku shirsan magaalada Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.