image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARCUSUB | Xeer ilaalinta oo soo badhigtay 18 mas’uul oo baxsad ah, loona haysto Musuq

Muqdisho (ONKOD ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa soo bandhigay Liiska 18 nin oo masuuliyiin ah oo baxsad ka ah cadaaladda.

Xubnaha la magacaabay ee 18 ka kamid ka ah waxa ku jira labadii nin ee isaga kala dambeysay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi iyo Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul), waxa kaloo ku jira  Agaasimihii Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Muxiyadiin Xasan Jurus (Muxiyadiin Saabey).

Suleymaan Maxamed ayaa shaaciyay liiska 18 mas’uul oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne, kuwaas oo uu tilmaamay inay baxsad ka yihiin cadaaladda.

Xeer ilaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dabagal ku heyso shaqsiyaadkaasi, isla-markaana ay ku rajo weyn yihiin in cadaaladda la horkeeno mas’uuliyiintaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.