image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cumar & Gaas oo Garoowe u tagay xalka Khilaafkii ka dhashay doorashada

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysalwasarihii hore ee Soomaaliyar Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoowe.

Waxaa garoonka Garoowe ku soo dhaweeyey Xidhibaano federaalka ah iyo kuwo heer Puntland ah, waxaan ka dhex muuqan soo dhaweynta xukuumadda Puntland.

Mas’uliyiin kala duwan, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Siyaasiyiintaan kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, iyada oo la geeyay goobo loo diyaariyay.

Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in Puntland wax badan looga dayan doono oo ah doorashooyinka wanaagsan ee dhacay, inta harteyna ay noqoto wax wanaagsan oo looga daysado.Garo

Raysalwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay, in xil ka saaran yahay haddii dhib jirto sidii ay xal waara loo heli lahaa.

Maalmaah soo socda ayaa waxa lagu wadaa in ay u furmaan shirar looga hadlayo doorashada Puntland ee 2024 iyo sidii loo xalin lahaa xiisada ka dhalatay dagaalkii ka dhacay Magaalada Garoowe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.