image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG DEG : Al- Shabaab oo weerar ku qaaday Degmada Bardaale , ee Baay

Bardaalle (ONKOD)  kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Dowladda iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ay ku leeyihiin degmada Bardaalle

Inta la xaqiijiyay afar qof oo rayid ah ayaa ky geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalka Al- Shabaab maanta ay ku qaadeen degmada Bardaalle ee gobolka Baay.

Muddo saacado ah ayaa la sheegay in kooxda Al- Shabaab ay maamuliyaan degmada Bardaalle ka dib markii ay riixeen ciidanka ku sugnaa degmada.

Saacado oo halkaas kooxda Al- Shabaab ay ku sugnayeen waxaa lagu soo waramaayaa in markii dambe kooxda ay isaga baxeen halkaas

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.