image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hoobiyaal lagu garaacay Laascanood & khasaaraha ka dhashay

Laascanood (ONKOD ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee gobolka Sool  ayaa sheegaya in halkaas saaka markale laga maqlay madaafiic xooggan oo ku dhacayay xaafadaha qaar ee magaaalada.

Waxa lagu soo waramayaa in hoobiyaashaas magaalada ay ku garaceen ciidanka militiriga ee Somaliland kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada oo ay isku hor fadhiyaan  iyaga &  kuwoa dadka deegaanka.

Goobjooge ku sugan magaalada Laascanood ayaa sheegay in  hoobiyaasha qaar ay ku dhacayeen xaafado dadku mar  hore ay isaga  barakaceen sabab la xiriirta colaad ka taagan magaalada Laascanood.

Kooxaha dadka deegaanka ee hubaysan ayaa dhankooda hoobiyaasha kaga jawaabay kuwo kale inkastoo aan la soo sheegin khasaaraha ka dhashay labada dhinac .

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, sida ay soo sheegayaan qaar kamid ah dadka deegaanka, oo ay saameyn ku yeeshee. Madaafiicda.

Ciidanka deegaanka  Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa isku hor fadhiya wali Deegaanka Goojacadde , halkaas oo noqotay ubucda dagaalka u dhaxeeya labada dhinac ee khasaare baaxad leh gaystay.

Horay waxaa u fashilmay dadaallada la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda, waxaana labada dhinac ay ka dhaga fureysteen dhamaan baaqyada nabadda ee loo dirayo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.