image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Maandooriye & dadkii ka ganacsayay oo la soo bandhigay

Muqdisho (ONKOD ) Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigey 10 xubnood oo  ka mid ahaa Ururka Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidanka Hay’adda NISA ayaa sheegay in 10-ka Xubnood ay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen  Jabhadaha  weerarada geysta, iyaga oo kasoo howlgalay Gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool, Shabeellaha Hoose Shabeelada dhexe ,Mudug iyo Hiiraan.

Qaar kamid ah 10-ka Xubnood ee ka tirsan Al-Shabaab oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in sababta ay uga soo baxeen Ururka Al-Shabaab ay tahay dhibaato ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxay sheegeen in ay usoo dulqaadan waayeen howlgallada ballaaran ay dowladda Sooamaliya ka wado guud ahaan Dalka oo meelo badan ay kula wareegeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab, waxaana weeraro iyo qaraxyo ay ka fulisaa deegaanada maamulkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.